Polls
Articles
|
| Read more... |
|
Halkan Ka Daawo Shirkadaha Dahabshiil Group oo Mashaariic ay ku Horumarinayso Jaamacadaha dalka Maalin Keliya ku Dhagax Dhigtay Afar Gobol |
Hambalyo Meher mudane siciid mahamed siciid iyo marwo ubax cabdulaahi ibraahim |
| Read more... |
Djibouti Ee Hal Milyan Oo Dollar Ugu Deeqday Biyo-Xidheenka ETHIOPIA , Noqotayna Dalkii Labaad Ee Ku Biira Somaliland Oo Hore Qaadhan Ugu Yaboohday. |
| Read more... |
C/kariim cumar xuseen |
| Read more... |
Malians living in Ivory Coast protest against a coup in their country during the Extraordinary Meeting of
|
| Read more... |
Gacal Iyo Sokeeyaba Guurkiina Lagu Farax:Khadar ismacil xusen iyo marwadisa shugri axmed |
| Read more... |
Islamic Links
W.Wararka
Somaliland Links
| AMISOM oo weerar ku ah Afgooye | | Print | |
| Written by admin |
| Monday, 13 February 2012 10:19 |
|
Isagoo u waramayay Wakaaladda Wararka ee AFP Audace Nduwumunsi oo ah Taliye ku xigeenka Ciidamada AMISOM ayaa waxa uu sheegay in Ciidamada AMISOM ay duulaan ku yihiin degmada Afgooye ee gobolka Sh.hoose halkaasi oo ay gacanta ku hayaan Kooxda Al Shabaab oo cadeysatay inay xiriir la leedahay Urur weynaha Al-qaacidda. Taliye ku xigeenka Ciidamada AMISOM ayaa shegay in Ciidamadoodu ay diyaar u yihiin la dagaalanka Kooxda Al Shabaab, isagoo xusay in lagama maarmaan ay tahay in hal meel looga soo wada jeesto kooxdaasi oo uu carabaabay inay dhibaato ku hayaan shacabka Soomaaliyeed. Sarkaalkaani ka tirsan Ciidamda Amidowga Afrika AMSIOM ee jooga Soomaaliya ayaa sheegay inay diyaariyeen qorshihiii ay Ciidamadoodu ugu duuli lahaayeen gobolkaasi, isagoo carabka ku dhuftay in sidoo kale ay duulaan ku yihiin Magaalada Xeebeedka Kismaayo oo ay dhaqaalo badan ka helaan Kooxda Al Shabab.
Audace Nduwumunsi ayaa shegay in Ciidamada AMISOM ay ka go’antahay la dagaalanka Kooxdaasi, isagoo carabka ku dhuftay inay wiiqantay awooddii Al Shabab ay ku lahaayeen Magaalada Muqdisho iyo gobolada dalka oo uu sheegay inay kala kulmeen cadaadis xooggan.
Hadalkaani ayaa kusoo adaya xilli Ciidamada AMISOM ay wali Magaalada Muqdisho ka wadaan howlgallo ka dhan ah Al Shabaab, iyadoo sidoo kale ay xusid mudantahay in howlgallo kuwaasi la mid ah ay ka socdaan gobolada dalka taasi oo ay Saraakiisha Ciidamada Kenya sheegeen inay Shabaabku ay ku qasabtay inay ku biiraan Ururka Al-qaacidda. |
Articles
Innaa Lilaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun |
| Read more... |
|
| Read more... |
Maxaa dhalinyaradii qalinkoodii ka dhigay mid aan waxtar ulahayn bulshada :w/q: maxamed cali cabdilaahi (salafi) |
| Read more... |
Warsaxaafadeed:Hantida Shirkadda Dahabshiil iyo tan macaamiisheeduba waa mid Xafidan:- |
| Read more... |
Caqabadaha ku Gedaaman dhallinyarta damacu kaga jiro golayaasha deegaanka |
| Read more... |
|
| Read more... |
|
| Read more... |
|
| Read more... |
|
| Read more... |
Gaboose wuxuu siyaasadda ka galay isagoo dhakhtar u noqday Siyaad barre. Wuxuu ka mid noqday xukuumaddiisii iyo xisbigiisii XHKS(xisbiga hantiwadaaga kacaanka soomaaaliyeed).wuxuu siiyay taageeradii ugu badneyd, wuxuu u horey amaan xad-dhaaf ah. |
| Read more... |
Dahabshiil







Malians living in Ivory Coast protest against a coup in their country during the Extraordinary Meeting of



Qiimee qofkaaga mudan waa barnaamij qaran


Roobab laxaadle oo todobaadyadii ugu danbeeyay ka da'ayay magalada ceerigaabo buuralayda ku hareeraysan