Wednesday 22nd of February 2012

news blog logo
news menu leftnews menu right

Mr David Cameroon Ra`iisal Wasaaraha Ingiriiska oo Madaxweyne Siilaanyo Ku Qaabilay Qasrigiisa | Print |
Written by Admin   
Wednesday, 22 February 2012 18:14

Siilaanyo mudaharad

Ra`iisal wasaaraha Wadanka Ingriiska Mr David Cameroon ayaa si gaar ah ugu Qaabilay Xafiiskiisa madaxweynaha Jamhuuiyadda Somaliland Md Axmed Maxamed Siilanyo Iyo Waftiga uu Hogaaminayo oo ku sugan Wadanka Ingriiska gaar ahaan Magaalada London.

Read more...
 
Banaan-bax Noociisa aan hore loo arag oo reer Somalilanmd ay ku qabteen London | Print |
Written by Admin   
Wednesday, 22 February 2012 18:13

London(Crbo)-Shacabka reer Somaliland ee ku dhaqan dalka Brutain ayaa manta isu soo bax balaadhan ka hor sameeyay xafiiska Reysul wasaaraha dalkaasi xili uu la kulmayay madaxweynaha Somaliland.

Read more...
 
Shirkadda Dahabshiil waxay tusaale u tahay Ganacsiga Soomaalida ee ka soo doogey colaadaha | Print |
Written by Admin   
Wednesday, 22 February 2012 18:12

Hargeysa(Crbo) Abdirashid Ducaale waa Maamulaha Guud ee Shirkadaha Dahabshiil. Dahabshiil waxay ka mid tahay shirkadaha u waaweyn caalamka ee dhinaca isu-gudbinta lacagaha, gaar ahaan Geeska Afrika.

Read more...
 
Xildhibaano Ka Mid Ah Golaha Wakiiladda Somaliland Oo Si Adag Uga Soo Hor Jeedsaday labda Xeer Oo Golahaasi Maanta Ansxixiyey | Print |
Written by Admin   
Tuesday, 21 February 2012 17:17

Hargeysa Crbo)- Sadax mudane oo ka mid ah Xildhibaanadda Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa waxa laga xumaado, laga xushooddo oo laga yaxyaxo ku tilmaamay ansixintii goluhu ku ansixiyeen Xeerka Kala Wareejinta Maxaabiista, waxana ay sheegeen in uu xeerkani yahay mid

Read more...
 
Hanti-dhawraha Guud ee Qaranka Maxamuud ayaa ka warbixiyey halka ay u marayso baadhistii Ay ka Wadeen Wasaarada arimaha Debada | Print |
Written by Admin   
Tuesday, 21 February 2012 17:15

Hargeysa(Crbo) – Hanti-dhawraha Guud ee Qaranka Maxamuud Aw Cabdi Ibraahim (Maxamuud-dheere) ayaa ka warbixiyey halka ay u marayso baadhis ay ka wadeen mudo Wasaaradda Khaarajiga Somaliland oo Masuuliyiinteedu isku eedeeyeen Musuq-maasuq.

Read more...
 
Qaramda Midoobay Oo Xanibaad Dhinaca Socdaalka Ah Kusoo Rogtay Mulkiilaha Shirkadaha Gollis ,Horumuud iyo Telesom | Print |
Written by Admin   
Tuesday, 21 February 2012 17:14

Hargaysa(Crbo)As of late September 2010, Jim’ale established ZAAD, a mobile-to-mobile money-transfer business and struck a deal with Al-Shabaab to make money transfers more anonymous by eliminating the need to show identification.

Read more...
 
Guddoomiyaha Gacan-libaax oo ka hadlay berkado Biyood oo ay ka hirgelinayaan xaafadda Daami | Print |
Written by Admin   
Monday, 20 February 2012 18:11

Hargeysa(Crbo)- Guddoomiyaha degmadda Gacan-libaax ee magaaladda Hargeysa Mr. Khadar Cismaan Guulleed, ayaa sheegay inay dardargeliyeen adeegyada ay u hayaan bulshada ku dhaqan degmadaasi gaar ahaan horumarinta jidadka iyo adeegyadda bulshadda.

Read more...
 
Maayarka Hargeysa oo Baaq iyo digniin u diray Ganacsatada aan bixin cashuuraha | Print |
Written by Admin   
Monday, 20 February 2012 18:10

Hargeysa (Crbo)-Maayarka Caasimadda Hargeysa Eng. Xuseen Maxamuud Jiciir, ayaa shaaca ka qaaday inay Tallaabo adag ka qaadi doonaan Ganacsatada iyo maal-qabeenadda ay ku baaqdeen cashuuraha kala duwan ee ku waajibay hantidooda.

Read more...
 
Taliska Ciidamada Xeebaha Somaliland Oo Beeniyey In Galbeedka Dalka Ay Ka Soo Daggeen Dagaalyahano ONLF Ah, Kana Hadlay Markab Ganacsato Somaliland Ah Laga Afduubay Shalay | Print |
Written by Admin   
Monday, 20 February 2012 17:48

Hargeysa (Crbo)– Ciidamadda Ilaalada xeebaha Somaliland ayaa beeniyey in xeebaha galbeedka Somaliland ay ka soo degaan maleeshiyaad ka tirsan jabhadda ONLF oo dagaal kula jirta dawlada Federaalka Itoobiya.

Read more...
 
Markab u rarnaa ganacsato reer Somaliland oo Budhcad-badeed afduubtay iyo xaddiga hantida uu siday | Print |
Written by Admin   
Sunday, 19 February 2012 18:08

Hargeysa (Crbo)- Koox ka tirsan Budhcad-badeeda Soomaalida, ayaa afduubay markab xamuul oo alaabooyin ganacsi u siday ganacsato reer Somaliland ah.Markabkan oo lagu magacaabo MV Leyla, waxa uu ku socday dekedda Berbera ee Somaliland, wuxuuna todobaad ka hor ka soo shiraacday dekedda Dubai ee dalka Isutaga Imaaraadka Carabta.

Read more...
 
Badhasaab Ku Xigeenkii Gobolka Sanaag Oo Maanta Lagu Aasay Magaalada Hargeysa. | Print |
Written by Admin   
Sunday, 19 February 2012 18:07

Hargeysa (Crbo) - Badhasaab ku xigeenkii gobolka Sanaag Alle ha u naxariiste Cabdicasiis Xasan Siciid oo habeenkii xalay ku geeryooday Magaalada Hargeysa, ayaa manta loo aasay si heer Qaran ah.

Read more...
 
« StartPrev12345678910NextEnd »

Muxaadaro Cusub

KELMADDA SHEBEKEDDA CAALAMIGA AH EE ceerigaabo.com Shebekadda ceerigaabo.com waa shebeked madaxbanaan oo loo qaabeeyey design -kii ugu danbeeyey kaana haqab tiraysa wararka dalkaagii hooyo iyo weliba kuwa caalamka, Arimaha Diinta Islaamka,tahniyada iyo Suugaanta. ceerigaabo.com waxay dhamaanba si siman ugu adeegi doontaa dhamaan dadweynaha reer Somaliland iyo Somalia meelkastoo ay joogaan adigoo ka heli doona warar dhexdhexaad ah oo lagu kalsoon yahay. Shabakaddu waxay soo dhaweynaysaa dhamaanba ra’yiyadiina ku wajahan waxyaabaha ka dhacaya wadanka kuwaas oo ay muhiim tahay inaanay wax dhibaato ah yeelan ama *AFLAGAADO balse qofku rayigihiisa uu xor uyahay hadii sida aad wax u aragto aanu isagu wax arkin ama xisbi aad raacsan tahay aanu raacsanayn maaha meelka dhac ama khalad. Sidaas iyo wada shaqayn fiican Mahadsanidiim Maamulka ceerigaabo.com.

Tags


feed-image Feed Entries


Copyright © 2010 Ceerigaabo.com. All Rights Reserved. Designed by Ibraahim Hussein