Monday 21st of May 2012

news blog logo
news menu leftnews menu right

Polls

Sidaad U aragtaa Webkan
 

Articles

 

Halkan Ka Daawo Shirkadaha Dahabshiil Group oo Mashaariic ay ku Horumarinayso Jaamacadaha dalka Maalin Keliya ku Dhagax Dhigtay Afar Gobol

 

Hambalyo Meher mudane siciid mahamed siciid iyo marwo ubax cabdulaahi ibraahim

Read more...
 

 

 

Djibouti Ee Hal Milyan Oo Dollar Ugu Deeqday Biyo-Xidheenka ETHIOPIA , Noqotayna Dalkii Labaad Ee Ku Biira Somaliland Oo Hore Qaadhan Ugu Yaboohday.

Read more...
 

 

Meher Wacan:Hooyo Sacaada Aw-cali Ibraahim

C/kariim cumar xuseen

Read more...
 

Malians living in Ivory Coast protest against a coup in their country during the Extraordinary Meeting of

Read more...
 


Ugu horrayn, waxaan salaamayaa qolkan maamulkiisa iyo dadka soo booqda. Waxa ay maansadani ku saabsan tahay dagaalka bariga Somaliland ka socda.
.

Read more...
 

 

Shirkadda xawaaladaha lacagaha iyo sarifka ee Dahabshiil group waxay ku tallaabsatay hormar ballaadhan

Read more...
 

waxaa lagu qabqabtay magaalada Jidda ee cariga Sacuudiga

Read more...
 

 

Gacal Iyo Sokeeyaba Guurkiina Lagu Farax:Khadar ismacil xusen iyo marwadisa shugri axmed

Read more...
 
Delicious

Facebook

waa quruxdii Sanaag
Shirkadda Dahabshiil Oo Qaab Casriya U Dactritay Dismaha Garoonka Kubadda Cagta Hargeysa Stadium Iyo Wasiirka Ciyaaraha Oo Xadhiga Ka Jaray | Print |
Written by admin1   
Sunday, 20 May 2012 15:57

 

Hargeysa(Crbo) - Wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland Md. Cali Siciid Raygal, ayaa si rasmi ah xadhigga uga jaray shalay garoonka kubadda cagta ee Hargeysa Staduim oo ay dib-u-dhiskii ugu ballaadhnaa ku samaysay shirkadaha Dahabshiil Group.

Read more...
 
Shan Qof Oo Ku Dhaawacmay Shil Baabuur Oo Maanta Ka Dhacay Magaalada Hargeysa. | Print |
Written by admin1   
Sunday, 20 May 2012 14:30

Hargeysa (Crbo)- Ugu yaraan shan qof ayaa ku dhaawacmay shil baabuur oo maanta duhurkii ka dhacay meel u dhaw Biriijka weyn ee Magaalada Hargeysa ka dib markii ay is duqeeyeen laba baabuur oo ahaa nooc yar-yar ee raaxada.Shanta qof ee dhaawucu soo gaadhay oo isugu jira ragg , haween iyo carruur,

Read more...
 
Waalidiin baaq u diray Somaliland | Print |
Written by admin1   
Friday, 18 May 2012 16:28

Muqdisho (Crbo)- Ehelada dadkii ay xukuntay maxkamadda heerka kowaad ee Somaliland ayaa waxa ay Somaliland ugu baaqeen in dadkaas lagu maxkamadeyo maxkamadda dadka rayidka ah sida ay hadalka u dhigeen.

Read more...
 
Goboladda iyo degmooyinka Somaliland oo si weyn looga xusay munaasibadda 18-ka May | Print |
Written by admin1   
Friday, 18 May 2012 16:26

Hargeysa (Crbo)- Goboladda iyo degmooyinka dalka Somaliland oo dhan ayaa maanta laga xusay munaasibadda 18-ka May ee ka soo wareegtay sanad-guuradda 21-aad ee ka soo wareegtay dib ula so noqoshadda madax banaanidda Somaliland.

Read more...
 
Qaxooti Soomaali iyo Eritrea Isugu jira oo Malta laga Qaaday oo Mareykan la geynayo | Print |
Written by admin1   
Thursday, 17 May 2012 05:30

Valletta (Crbo)-Safiirka Cusub ee Mareykanka u fdhiya magaalada Valletta ee xarunta dalka Malta ayaa maanta ka sogootiyay dalkaa qaxooti Soomaali iyo Eritrea.

Read more...
 
Guddida Doorashooyinka Qaranka Somaliland ayaa Markii ugu Horaysay Sameysay Doorasho Mala’awaal ah. | Print |
Written by admin1   
Thursday, 17 May 2012 05:29

 

Hargeysa(Crbo) Guddida Doorashooyinka Qaranka Somaliland ayaa markii ugu horaysay sameeyay Doorasho Malawaal ah oo lagu tijaabanayo qaabka ugu fudud ee lagu hir-gelin karo Doorashooyinka Golayaasha deegaanka ee fooda inagu haya,

Read more...
 
Bulshada Ceerigaabo oo Kalsooni Ka Muujiyey Hawlaha Amniga Ee Boliiska | Print |
Written by admin1   
Thursday, 17 May 2012 05:29

 

Ceerigaabo(Crbo) Muddo ku siman dhawrkii bilood ee ugu danbeeyey ayaa kasokow isku xidhnaanta dhexdooda ah waxa si weyn wax isaga beddeleen hawlgalaha dhinaca amniga gudaha Ceerigaabo ee boliisku gacanta ku hayaan taasoo loo aanaynayo boliiska oo si weyn kor ugu qaaday wax badanna ka beddeley sidii xilliyadii hore ay u shaqayn jireen.

Read more...
 
Wasiirro Iyo Taliyeyaasha qaranka iyo Booliska oo tafaasiil ka bixiyay iska hor imaadkii maanta | Print |
Written by admin1   
Wednesday, 16 May 2012 08:48

 

Hargeysa (Crbo)-Sadex askari oo ka tirsan ciidanka qaranka iyo afar ruux oo rayid ah oo qaarkood hubaysnaayeen ayaa saaka ku geeriyooday xerada ciidanka qaranka ee Soodaanta kadib markii dablay hubaysan oo dhul boob ahi ay weerar ku qaadeen xerada madaafiicda goobta ee magaalada Hargaysa.

Read more...
 
M/ku-xigeenka oo Shaahaadooyin Guddoonsiiyey 1106 Macallin oo Dhammaystay Tababarka Scott-ka | Print |
Written by admin1   
Wednesday, 16 May 2012 08:36

 

Hargeysa (Crbo)Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa shahadooyin guddoonsiiyey 1106 macallin oo muddo laba sanno ah tababar uga socday shan jaamacadood oo kala ah Camuud, Golis, Hargeysa, Burco iyo Nugaal. Jaamacada Camuud, ayaa ku guulaysatay 10 ka Maclin ee ugu sareeyey.

Read more...
 
Qiimaha Sarifka iyo Maceeshada oo Cirka Isku shareeray, Mushkilado nololeed oo ka dhashay iyo Xukuumadda oo Maarayn kari la’ isbed-bedelka Lacagaha Qalaad | Print |
Written by admin1   
Monday, 14 May 2012 16:10

 

Hargeysa(Crbo)-Qiimaha Maceeshada ayaa Kordhay maalmihii ugu dambeeyay, waxaana arintaasi cabasho xoogan ka muujinaya dadka danyarta ah iyo Ganacsatada yar-yar ee ka dukaamaysata ama ka xoogsata Badeecadaha kala duwan ee Dibada laga keeno.

Read more...
 
Safiirka Itoobiya u fadhiya Somaliland oo booqday Berbera | Print |
Written by admin1   
Monday, 14 May 2012 16:10

 

 

Hargeysa(Crbo)- Safiirka dawlada Itoobiya u fadhiya Somaliland Bereha Tesfay iyo xubno kale oo la socday ayaa maanta booqasho ku tagay xarunta gobolka Saaxil ee Berbera.

Read more...
 
« StartPrev12345678910NextEnd »

dahabshiil

Articles

Guddoomiyaha Sanaag oo ka waramay xaaladda Nabad-gelyo iyo nololeed ee gobolka

Read more...
 

Washington Rain ForestRoobab laxaadle oo todobaadyadii ugu danbeeyay ka da'ayay magalada ceerigaabo buuralayda ku hareeraysan‏

Read more...
 

 

Salaamu calaykum, dhammaan bahda Ceerigaabo.com Mohamed Duale(fod)

Waxaan halkan kaga faalloonayaa, dhacdada foosha xun, ee ka dhacday shirkii Xisbiga kulmiye, iyo sida ay aniga iila muuqato amaba ay dad badani u arkeen.

Read more...
 

Gaboose wuxuu siyaasadda ka galay isagoo dhakhtar u noqday Siyaad barre. Wuxuu ka mid noqday xukuumaddiisii iyo xisbigiisii XHKS(xisbiga hantiwadaaga kacaanka soomaaaliyeed).wuxuu siiyay taageeradii ugu badneyd, wuxuu u horey amaan xad-dhaaf ah.

Read more...
 

Dhamaan Ardayda Jaamacadaha Dalka Uganda Waxay Tacsi Tiiraanyo Leh U Dirayaan Qoyskii iyo Qaraabadi uu Ka Baxay Alleh Ha U Naxariistee

Read more...
 

 

Madaxweynaha dalka Jamhuuriyada Djibouti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa sheegay in xilka Madaxweynimo ka degayo sannadka 2016

Read more...
 

Wasiirka Caafimaadka Somaliland ayaa Maanta Ka Qaybgalay Xaflad Shahaadooyin Lagu Gudoonsiinayay 34 Arday oo Ka Qalinjabiyay Maxad Caafimaadka iyo Sayniska ee Burco

Burco-( Crbo)-Wasiirka Caafimaadka Somaliland Dr Xuseen Muxumed Maxamed (Xoog) ayaa Maana ka qayb galay xaflad lagu qabtay Hotel City Plaza

Read more...
 

Hargeysa (Crbo)– Masuuliyiinta wasaarada Caafimaadka Somaliland ayaa maanta Madaarka diyaaradaha ee Cigaal ee Magaaladda Hargeysa

Read more...
 
KELMADDA SHEBEKEDDA CAALAMIGA AH EE ceerigaabo.com Shebekadda ceerigaabo.com waa shebeked madaxbanaan oo loo qaabeeyey design -kii ugu danbeeyey kaana haqab tiraysa wararka dalkaagii hooyo iyo weliba kuwa caalamka, Arimaha Diinta Islaamka,tahniyada iyo Suugaanta. ceerigaabo.com waxay dhamaanba si siman ugu adeegi doontaa dhamaan dadweynaha reer Somaliland iyo Somalia meelkastoo ay joogaan adigoo ka heli doona warar dhexdhexaad ah oo lagu kalsoon yahay. Shabakaddu waxay soo dhaweynaysaa dhamaanba ra’yiyadiina ku wajahan waxyaabaha ka dhacaya wadanka kuwaas oo ay muhiim tahay inaanay wax dhibaato ah yeelan ama *AFLAGAADO balse qofku rayigihiisa uu xor uyahay hadii sida aad wax u aragto aanu isagu wax arkin ama xisbi aad raacsan tahay aanu raacsanayn maaha meelka dhac ama khalad. Sidaas iyo wada shaqayn fiican Mahadsanidiim Maamulka ceerigaabo.com.

Who's Online

We have 36 guests online

Dahabshiil

Banner


feed-image Feed Entries


Copyright © 2010 Ceerigaabo.com. All Rights Reserved. Designed by Ibraahim Hussein